XOGHAYE MEDIA CENTER
 
XOGHAYE MEDIA CENTER
XOGHAYE KALA SOCO XOG XAQIIQ AH
Thursday, 11.20.2008, 03:07pm (GMT+3)
  Home
  BULSHADA
  MUSIC
  Links
  CAYAARAHA
  Contact
 
Sh.Xasan Daahir Aweys:-Kenya waxaa uroon in aysan ciidamadooda usoo dirin soomaaliya hadii kale sida kuwa itoobiya ayey fashil ku danbeynayaan. 20.Nov.2008 ; Ra'iisul wasaare Nuur cade oo si jawi dagan ah dib ugu soo laabtay magaalada muqdisho iyadoo aysan jirin wadooyin loo xirxiray imaatinkiisa. 20.Nov.2008 ; Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo fariisin kulahaa isgoyska towfiiq oo ka guuray halkaasi iyadoo ay badaleen ciidamo itoobiyaan ah. 20.Nov.2008 ; Alaha u naxariistee waxaa geeriyooday Aabihiii Sportiga Soomaaliyeed Faarax Waheliye Cadoow Sindiko. 20.Nov.2008 ; Maxuu salka ku hayaa fashilka xal u raadinta Soomaaliya? (MAQAAL XIISO BADAN OO UU QORAY SAXAFIGA MAX'ED DHEERE) 19.Nov.2008
::| Keyword:       [Advance Search]
 
All News  
  Wararka/News
  Cayaaraha/Sports
  Arimaha Bulshada
  Dhacdooyin & Sheekooyin Xiiso leh
  ::| Poll
Dastuur Noocee ah ayaad jeclaan laheyd in Soomaaliya lagu Xukumo?
Mid ku qotoma diinta islaamka
Mid dimoqoraadi ah
Mid Lebral ah
Midkii Lixdankii la sameeyay
Mid intaba udhaxeeya
 
  ::| Newsletter
Your Name:
Your Email:
 
 
 
Sh.Xasan Daahir Aweys:-Kenya waxaa uroon in aysan ciidamadooda usoo dirin soomaaliya hadii kale sida kuwa itoobiya ayey fashil ku danbeynayaan. 20.Nov.2008
Thursday, 11.20.2008, 01:39pm

Gudoomiyaha isbaheysiga garabta Asmara sh.xasan daahir aweys ayaa dingniintii ugu kululeyd ujeediyay dowlada kenya isagoo uga digay qorshe ay wado oo ay ciidamo ugusoo direyso soomaaliya.


Ra'iisul wasaare Nuur cade oo si jawi dagan ah dib ugu soo laabtay magaalada muqdisho iyadoo aysan jirin wadooyin loo xirxiray imaatinkiisa. 20.Nov.2008    Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo fariisin kulahaa isgoyska towfiiq oo ka guuray halkaasi iyadoo ay badaleen ciidamo itoobiyaan ah. 20.Nov.2008    Alaha u naxariistee waxaa geeriyooday Aabihiii Sportiga Soomaaliyeed Faarax Waheliye Cadoow Sindiko. 20.Nov.2008    Maxuu salka ku hayaa fashilka xal u raadinta Soomaaliya? (MAQAAL XIISO BADAN OO UU QORAY SAXAFIGA MAX'ED DHEERE) 19.Nov.2008

Madaxwaynaha Glmudug Max'ed warsame Cali {Kiimiko} Oo Si weyn loogu soo dhaweeyay Ariborka Galkacyo Kadib Safar Todobaad ah oo uu ku Soo dhamaysatay dalka Jabuuti (DAAWO SAWIRADA) 19.Nov.2008    4 ka mid ah dhalinyarada degaanka Towfiiq oo ay galabta ciidamada dowlada ku laayeen xaafadaasi. 19.Nov.2008    Wakiilka Xoghayaha guud ee Q.M oo ka digay Bur bur ku yimaada Dowladda KMG ah hadii aan la dhameyn khilaafka Hogaanka sare ee Dowladda. 19.Nov.2008    Ra'isul Wasaare Nuur Hassan Hussein Nuur Cadde "Madaxweynuhu waa inuu is casilaa sababtoo ah dib u heshiisiinta ayuu caqabad ku yahay. 19.Nov.2008
 
 
Wararka/News
More ++
Dagaal xooggan oo muddo socday oo saaka kadhacay degmada Wardhiigley iyo Afhayeenka ciidamada milatariga daahir dheere oo ka warbixiyay. 19.Nov.2008
Wednesday, 11.19.2008, 03:55pm
Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka dhacay qeybo kamid ah degamda Wardhiigley ee magaalada Muqdisho, waxaana dagaalka uu yimid kadib markii xoogagga Kacdoonku ay weeraro ku qaadeen fariisimo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaano ku teetsan xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.
Guddiga Amaanka Galmudug oo ku Guulaysatay In ay Magaalada ka saaraan xareeyaana Ciidamada Daraawiishta Galmudug Satate (DAAWO SAWIRADA) by.cabdalla 18.Nov.2008
Cali Max'ed geedi:- Shalay anoo og in la iga gardaran yahay ayaan tanaasulay,Xildhibaan majiro iyo baarlamaan majiro ayaan sugeynaa mar dhaw (WARBIXIN KHUDBADIISII SHALAY). 18Nov.2008
Max;ed Qanyare:-Madaxweynuhu nin kasta oo qaladaadkiisa ka horyimaada waxa uu leyahay hala iga horwareejiyo taana wax socaaya maaha 18.Nov.2008
Warbixino kala duwan oo kasoo baxaya dagaalkii shalay kudhexmaray xoogaga shisheeye iyo kuwa muqaawimada kuliyadii Jaalle siyaad iyo wasaaradii gaashaandhiga. 18.Nov.2008
Dagaal lixaad leh oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ka soconaya Ex kuliyadii jaalle siyaad oo ay saaka fariisin ka dhigteen ciidamada Burundi ee qeybta ka ah kuwa AMISOM. 17.Nov.2008
Gudoomiyaha Baarlamaanka Sh.Aadan Madoobe oo ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka in ay kasoo wada qeyb galaan kulan Magaalada baydhabo ka dhici doona todobaadka soosocda. 17.Nov.2008
   
Cayaaraha/Sports
More ++
Gudoomiyaha sports-ka Galmudug Yoonis xasan diini oo ka war bixiyay doorashadiisii kadib wax qabadkiisa. (DAAWO SAWIRADA)
Thursday, 11.13.2008, 02:46pm

Gudoomiayaha sports-ka dawlad goboleedka galmudug satate muadane Yoonis xasan diini horayna u ahaa gudoomiayah KMG ee sportiga oo dhawaan doorsho uu isku soo sharaxay ku guulaysatay xilka gudoomaiyaha
sporska galmudug waxa uu ka warxbiayay waxa uu hiigsanyo iyo hawlaha hor yaal ee uu doonayo in wax ka qabto dhanka ho'rumarinta sporska galmudug satate.

Barcelona oo hagaanka u qabtay Horiyaalka Spain iyo Chelsea oo ayadana mar kale kusoo labatay hogaanka Horiyaalka Ingiriiska iyo Juventus oo qusisay Roma (Falanqeyn Xoghaye Sports)
Goolal harqiyey kulamadii xalay ee Champions League (Warbixin kulamadii dhacay)
Liiksa 30 ciyaaryahan oo midkood noqon doono ciyaaryahanka sanadka Yurub oo lasoo saaray.
Man.United, Chelsea iyo Liverpool oo halis ugu jira in laga mamnuuco ka qeyb galka Champions League
Falanqeynta Cayaraha todobaadkan iyo horyaalada Ingiriiska Spain Italy (By Xoghaye Sports)
Bayern Munich oo garoonkooda lagu duugay iyo kulamadii kale ee la ciyaaray ee horiyaalka jarmalka.
Arimaha Bulshada
More ++
Habalyo Dhalsho farxad leh
Wednesday, 10.29.2008, 03:48pm

Waxaa halkaan uga hambalyeeneena Muxuyidiin Cali Nuur iyo Sacdiyo Cabdi Faarax oo ay Gabar ugu dhalatey wadanka Ingriiska gaar ahaan magaalada London waxaana u hambalyeenaya dhamaan familka oo ay ugu horeeyaan.

Tacsi Geerida Marxuum Khayre axmed cawl
Paltalk Waa Mucjiso (Warbixin Dhinacya badan taabaneyso Qeybtii 1-aad)
Tacsi Tiiraanyo leh oo kusocota Rer Ahmed Ali Culusoow. (inaa lilaahi wa inaa ileyhi raa jicuun)
Aawday xuquuqdoodii? Ma isweydiisay?! (Qeybtii ugu dambeysay) By Ifka.
Somali Hanoolaato,..,.......... Somali Ha Is raacdo,.. Ha guleysato, maxay tahay farqiga udhaxeeya.. sameyn intee la'eg ayey bulshada ku yesheen hal kudhigg-yadan bal isweydii ..!!
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN!!!. Tacsi tiiraanyo leh.
   
Dhacdooyin & Sheekooyin Xiiso leh
More ++
JACEYL DHAWAC GALAY MAXAA LAGU DABIIBAA? Qeybtii 25aad
Thursday, 11.20.2008, 01:32pm

Raaqiyo telifoonka aay damisay waxaanay gashay fakar weyn waxaa ku waynaaday hadalkii Osmaan uu lahaa waxayse gashay fakar qaldan oo ka soo horjeeda jaceylka waxanay go’aan ku gaartay inay osmaan iska fasaxdo waxay sugtaaba waa osmaan oo soo waca iyada waaxana la soo gaadhay...

Afartaa I caashaqay middeebaan calfan doonaa? Q4aad
JACEYL DHAWAC GALAY MAXAA LAGU DABIIBAA? Qeybtii 24aad
Afartaa I caashaqay middeebaan calfan doonaa? Q3aad
JACEYL DHAWAC GALAY MAXAA LAGU DABIIBAA? Qeybtii 23aad
Afartaa I caashaqay middeebaan calfan doonaa? Q,2aad
JACEYL DHAWAC GALAY MAXAA LAGU DABIIBAA? Qeybtii 22aad
 
kadis
deeq
fardowso
universaltv
qabqable
Axadle TV
::| Hot News
Dagaal xooggan oo muddo socday oo saaka kadhacay degmada Wardhiigley iyo Afhayeenka ciidamada milatariga daahir dheere oo ka warbixiyay. 19.Nov.2008
Guddiga Amaanka Galmudug oo ku Guulaysatay In ay Magaalada ka saaraan xareeyaana Ciidamada Daraawiishta Galmudug Satate (DAAWO SAWIRADA) by.cabdalla 18.Nov.2008
Cali Max'ed geedi:- Shalay anoo og in la iga gardaran yahay ayaan tanaasulay,Xildhibaan majiro iyo baarlamaan majiro ayaan sugeynaa mar dhaw (WARBIXIN KHUDBADIISII SHALAY). 18Nov.2008
Max;ed Qanyare:-Madaxweynuhu nin kasta oo qaladaadkiisa ka horyimaada waxa uu leyahay hala iga horwareejiyo taana wax socaaya maaha 18.Nov.2008
Warbixino kala duwan oo kasoo baxaya dagaalkii shalay kudhexmaray xoogaga shisheeye iyo kuwa muqaawimada kuliyadii Jaalle siyaad iyo wasaaradii gaashaandhiga. 18.Nov.2008

Designed by Axadle
[Top Page]