XOGHAYE TIMES

Hambalyo: Muslimiinta Caalamka oo isku raacey in Barito ay Ciid Tahay.
Waraarka naga soo gaaraaya Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Deegaanada loo Barakacay Ee duleedka Magaalada  ayaa waxa ay sheegayaan in si toos ah loo arkay Bisha Soon fur iyadoona Maalinta bareito ah la isku raacay in ay Tahay Maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga.

Dad goob jogayaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in ay arkeen bisha Soon fur, iyadoona Cabdi wali C/laahi oo ku sugan 13Km uu  ka mid yahay dadka sida tooska ah u arkay bisha ey la soo xariiray Shabakada Xoghaye Times  Xafiiskeeda Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Deegaano badan oo ka mid ah gobolada Dalka ayaa laga arkay Bisha Soonfur iyadoona la isku raacay in ay Maalinta barito ah tahay Maalinta koowaad ee ciida

Yaasiin macalin oo ka mid ah Dadka ku nool deegaanka Lafole oo xariir la soo sameeyay shabakada Warbaahinta Xoghaye Times ayaa inoo xaqiijiyay in maalinta bareito ah ay tahay maalinta koowaad ee ciidul Fidriga.

Dhanka kale Magaalada muqdisho ayaa lagu arkay bisha soon fur ee Ciidul Fitriga iyadoona goobaha laga arkay muqdisho ay ka mid tahay  Degmada wadajir, Suuqa Xoolaha, iyo Degmada Deyniile EE Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Sida lagu soo daabacay Wakaalada Wararka ee Saudi Arabia ee SPA ayaa lagu sheegay in maalinta barito ah oo ah Maalin Jimco ah Dowlado ay ka mid yihiin Sacuudi Carabiya, Lubnaan iyo Masar u dabaal dagi doonaan Ciidul Fitriga

Umada Soomaaliyeed waxaan ugu bishaareynaynaa Meel Walbo ah ay joogaan Farxada Munaasabada Ciidul Fidriga iyadoona Maamulka, Shaqaalaha , iyo  Howlwadeenada Shabakada  Xoghaye Times  www.xoghaye.com ay dhamaan umada muslimiinta iyo umada soomaaliyeed wada lee dahay Ciid Wanaagsan.

Zakariye Macalin Nuur ( alahakudhoowro)

Muqdisho – Somalia

E-mail:- zakii@live.com

alahakudhooro@gmail.com

Qaab ceen kee ah ayuu u dhacay Ismiidaamintii Garoonka Muqdisho.
Waxaa Duhurnimadii Maanta qarax xoogan uu ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalad Muqdisho Xilli ay garoonka ka sii dhoofayeen Wafdi ka socday Qarmada Midoowe, Midowga Yurub, IGAD, iyo AU. iyadoona qaraxaasi uu ahaa labo qarax oo is xigay.

Hadaba Qaraxaasi oo qasaare Nafeed iyo bur bur geystay Ayaa waxaa fuliyay rag ku labisnaa dareeska Ciidanka Dowlada kuwaasi oo sitay laba gawaari oo nuuca Raaxada ah, iyadoo mid ka mid ah Gaarigaasi uu ku sugnaa gudaha Garoonka halka midka kalena uu dibada garoonka yiilay.

Gaari ku jiray gudaha Garoonka ayaa qarax xoogan ka dhacay kaasi oo suura galiyay in Gaarigii Dibada yiilay ey ka soo daadaan kooxo ku labisan Dareeska Ciidanka Booliska oo qoryo fudud wata kuwaasi oo damcay in ay gudaha Garoonka Galaan balse waxa ay la kulmeen iska hor imaad dhex maray iyaga iyo ilaalada garoonka gudihiisa.

Ciidamadaan ayaa markii kale gudaha u galay garoonka iyagoona qaraxii labaad halkaasi ka geystay, taasi oo ay ku geeriyoodeen ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlada ee Ilaalada ka haayay garoonka iyo AMISOM oo xilligaasi halkaasi ku sugneed, sidoo kale waxaa ku geeriyooday mid ka mid ah Agaasimeyaasha Diyaarada ka shaqeeya Garonka.

Qaraxaani ayaa inta la ogyahay waxaa la sheegay in ay ku naf waayeen ugu yaraan 10 ruux iyadoona tiro intaasi ka badan ey dhaawacyo kala gedisan soo gaareen waxaana durba qaraxyadaasi ka hadlay Saraakiil ka tirsan Dowlada KMG,ah iyo kuwa AMISOM, iyadona dhanka Xogaga Mucaaradka aan wali ka soo bixin wax war ah.

Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in ay 3 ciidan kaga dhinteen Qaraxaasi, Asigoona ku sheegay qaraxaasi mid ay Fuliyeen Xarakada Al-Shabaab ay muddo dheerna sugaayay in qarax nuucaasi oo kale ah lala soo beegsado garoonka waa sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Taliyaha Ciidamda Ilaalada Garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in weerarki maanta dhacay uu ahaa mid Qaraxyo iyo weeraro toos ah isugu jiray asigoona sheegay in dhankooda ay jiraan ciidamo dhaawacyo ka soo gaaray balse ka gaabsaday dhimasho dhankooda ah inkastoo ay jiraan dhimasho soo gaartay ciidamda Dowlada.

Qaraxaani ayaa noqonayaa midkii labaad ee dhaca inta lagu jiro bisha barakeesan ee ramadaan iyadoona maanta ay tahay maalintii ugu danbeesay ee Ramadaan Umada Muslimiinta iyo shacabka soomaaliyeedna ay isku diyaarinayeen Diyaar garowga farxada ciida.

Qaraxyadaasi ka dib waxaa magalada muqdisho ka bilaawday Madaafiic xoogan iyo rasaas aan loo kala harin taasi oo ay is weydaarsanayaan xoogaga iska soo horjeeda, iyadoona jawiga muqdisho uu galay mid dagaal.

Wehelmedia.com

Wafdi ka socda QM iyo IGAD oo muqdisho yimid iyo Qarax lagu sagootiyay.
Wafdi ka socda Qarammada Midoobay, IGAD iyo Midowga Afrika ayaa maanta booqdasho gaaban ku tagay Muqdisho, iyagoo kulan la qaatay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed,

Wafdiga oo uu hoggaaminayay ergayga xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay u qaablisan arrimaha dalka Soomaaliya Augustine Mahige, ayaa waxaa mid ahaa wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Boubacar Diarra iyo sarkaal ka socday IGAD oo lagu magacaabo Kipruto Arap Kirwa.

Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafdiga ayaa waxay isla soo qaadeen xaaladda siyaasadeed iyo midda ammaan ee dalka Soomaaliya, iyadoo lagu sheegay war-saxaafadeedka kasoo baxay DKMG ah in labada dhinac ay diiradda saareen sidii horay loogu wadi lahaa iskaashiga labada dhinac.

“Kulanka dhexmaray Madaxweynaha iyo wafdiga Muqdisho booqashada ku yimid, waxaa looga badlay kaalinta sidii: Midowga Yurub, Qarammada Midoobay iyo IGAD ay u taageeri lahaayeen dowlada Soomaaliya,” ayaa lagu yiri warsaxaafaedeedka kasoo xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya.

Sheekh Shariif, ayaa la sheegay inuu guddigu ka codsaday in dowladdiisa gacan laga siiyo sidii ay isaga difaaci lahayd xoogagga dagaalka kula jira sida Xarrakatul Shabaab, si ay dowladdu ugu guuleysato inay ammaanka soo celiso.

Qaraxyo waaweyn ayaa lagu weeraray garoonka Muqdisho xilligii ay wafdigaan ka dhoofayeen, waxaana Augustine oo wafdigan uu hoggaaminayay ay noqonaysaa markii saddexaad oo Muqdisho yimaado muddo laba todobaad gudahood ah.

Cali Muxumed Aadan {Cali Madoobe}

Muqdisho – Somalia.

calidhuux86@hotmail.com

Ismiidaamin iyo tacshiirad ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wararka kala duwan ayaa ka soo baxay qarax goor dhaweed lala eegtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo wararka qaarkood sheegayaan in uu ka dambeeyey nin watay gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, halka kuwo kalena sheegayaan in qaraxa kadib meeshaas tacshiirado lays ku dhaafsaday oo kuwa qaraxa heystay & ciidmada Dowlada oo garab taagan Ciidmada AMISOM.

Gaariga is qarxay waxa uu ku qarxay iridka hore garoonka kadib markii laga hor istaagay in uu gudaha u galo, wararka waxay intaasi ku darayaan in 2 haween oo tuugsanayay ay halkaasi ku dhinteen sida uu saxaafada u sheegey sargaal ciidamada ka tirsan.

Wararka waxa ay sheegayaan in waxa falka fuliyey ay ahaayeen 2 gaari oo midkood uu ahaa Ronet, islamarkaasina ay saarnaayeen ciidamo xiran labiska ciidamada Dowlada KMG ah kuwaasoo inta gaariga kasoo daatay rasaas xoogan ku furey gudaha garoonka halkaasina ay ka bilaabatay rasaas.

Qaariga is qarxiyey waxa loo yaqaanaa Tayota Carib 4w4(Karin) midka kale oo rooneedka ah ayaa waxaa ayaga qarxiyey ciidmada AMISOM oo dad weynaha u diidey in ay ag tagaan .

Dhanka kale ciidmada AMISOM ayaa soo buux dhaafiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si ay amaanta u sugaan .

Wali wax sheegtay malahan qaraxa ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada muqdisho, bisha hada an soo dhaafnaya ayey aheyd Qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Hotel Muna.

Si kastaba ha haatee ma ahan markii igu horeysey ciidmada AMISOM oo qarax lala eegto gobaha ay ka joogaan Magaalada Muqdisho.

Zakariye Macalin Nuur ( alahakudhoowro)

Muqdisho – Somalia

E-mail:- zakii@live.com

alahakudhooro@gmail.com

Dowlada KMG ah & Xarakada Al Shabab ayaa guul kala sheegtay.
Dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa ay guulo ka sheegatay dagaaladii Shalay galinkii dambe ilaa xalay saqdii dhexe ka soconayey magaalada Muqdisho.

Sheekh Cabdirisaaq Max’ed Qayloow Afhayeen Wasaarada Warfaafinta DKMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in dagaaladii Muqdisho ilaa xalay ka socdey ka soo hooyeen guulo.

Afhayeenka ayaa sheegay in dagaalada ay ka yimideen ka gadaal markii Xoogaga ka soo horjeeda DKMG Soomaaliya ay weerar ku qaadeen fariisimo ay lahaayeen ciidamada Ddowlada KMG Soomaliya.

Sh.Qayloow ayaa farta ku fiiqay in ay dileen ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab, asigoo intaas ku daray in ay qabteena qaar ka mid ah, waa sida hadalka u dhigay.

Dhanka kale, Afhayeen u hadlay Ciidamada Xarakada Al-shabaab Sh.Abuu Muscab ayaa sheegay iyagana dhankooda in guulo waa wayn ka gaareen dagaalo uu sida uu sheegay lagu soo qaadey fariisimaha ciidamadooda.

Sidoo kale In ka badan 10 qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyootey tiro ka badana dhaawacyo ayaa ka soo gaaray dagaaladii ugu dambeeyay ee shalay gelinkii dambe ilaa xalay ka Soconayey Magaalada Muqdisho.

Dagaalkan oo gaarey ilaa xalay saqdii dhexe, dagaalkan oo intii dambe isku rogay mid labada dhinac ay is weydaarsanayeen madaafiic, kuwaasoo sababay khasaaro badan oo soo gaaray dadka rayidka oo ay ku dul habsadeen madaafiicdii lays weydaarsanayey.

Zakariye Macalin Nuur ( alahakudhoowro)

Muqdisho – Somalia

E-mail:- zakii@live.com

alahakudhooro@gmail.com

Xaalada Muqdisho oo degan iyo cabsi wali taagan.
Xaalada Magaalada Muqdisho Ayaa Manta u muuqata mid ka yara degan saacidhii u danbeeyay ka dib dagaalo qaraar oo la isku jilba jabsaday kaasi oo dhex maray Xoogaga Mucaaradka Iyo Amisom oo ay wehlinayaan Ciidamda Dowlada.

Xarakada Shabaab ayaa galinkii danbe ee shalay iyo Fiidkii hore ee xalay Baneeyay Fariisamo dhowr ah oo maalmihii u danbeeyay ay kala wareegeen ciidamda Dowlada kuwaasi ook u yaal dhinaca waqooyi ee magaalada muqdisho iyadoona taasi ay sabab u ahaayeen ka dib Markii galinkii danbe ee shalay dagaal fool ka fool ah ay isaga hor imaadaan degmooyinka C/Casiis iyo Shangaani Ciidamada AMISOM.

Madaafiic Xoogan oo ay labada dhinac is weydaarsadeen ayaa qasaaro badan u geystay Shacabka Rayidka ah ee wali ku harsan Degmooyinka qaar ee magaalada Muqdisho iyadoona dhinaca kale Degmada Hodan ey Dagaalo culus ka dhaceen.

Marka laga tago Dagaalada Dhacay Galankii danbe ee shalay oo soo gaaray illaa iyo fiidkii hore ee xalay ayaa hadana waxaa saaka la dareemayaa diyaar garowga Maalinta ciida ook u beegan bari iyadoona dhaq dhaqaaq ciidan ee Magaalada inteeda kale ka socdaan.

Dadka Muqdisho ayaa dareen gaar ah muujinaya sida xaalada Maalinta bari ah ay noqon doonto iyadoona loogu cabsi qabo in dagaalo saf balaaran ah uu dhex maro xoogaga mucaaradka iyo kuwa Dowlada.

Salaadaha Ciida ayaa iyagu ah kuwo goobo cayiman loo cayimay iyadoona aan la ogeyn sida ay xaalada maalinta bari ah noqon doonto.

Wehelmedia.com

AMISOM oo dagaal xoogan ku qaaday Xoogaga Mucaaradka iyo Fariisamo ey baneeyeen Mucaaradka.
Ciidama Dowlada KMG,ah ee soomaaliya oo ay wehlinayaan Kuwa AMISOM ayaa fdagaal fool ka fool ah galabta iyo fiidnimadaan caawa ah la galay xoogaga hubeesan ee ka soo horjeeda ee iyaguna is baheesanayo waa Xarakada Shabaab iyo Xisbul Islaam.

Dagaalkaani oo ahaa mid ay si toos ah u qaadeen ciidamda AMISOM ayaa waxa ay ku difaacanayeen Saldhigyada ey ku leeyihiin gudaha Magaalada muqdisho qaarkood ka dib markii xarakada shabaab ey maalintii shalay ahaa si aad ah ugu soo siqeyn xeendaabka dowlada iyagoona fariisamo dhowr ah kala wareegay ciidamda Dowlada.

Dagaalkaan ayaa la isku adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala gedisan iyadoona intiisa badan uu ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada C/casiis, Shangaani iyo Boondheere. iyadoona dhanka kale degmada Hodan ee dagaalo goos goos ah ka socdeen.

Xarakada Shabaab ayaa baneeyay fariisamo ey maalintii shalay ahaa kala wareegeen Ciidamda Dowlada ka dib markii galabta ay Dagaalka si toos ah u galeen taangiyada AMISOM iyadoona ciidamo ka mid ah kuwa Millitariga Dowlada ee dhawaan lagu soo tababaray dalka dibadiisa ay dagaalka ku lug lahaayeen.

Saldhiga bari, iyo xaruntii taraafikada ee ka mid ah Degmooyinka Shangaani iyo C/casiis ayee faarujiyeen Xarakada Shabaab sida wararka ku dhaw dhaw goobahaasi nagu soo gaarayaan iyadoona haatan wali la is dhaafsanaayo madaafiic goos goos ah iyo rasaas xoogan.

Shacab fara badan ayaan afyrka u suura galin iyadoona inta badan caruurta Muqdisho ee u dhaga taagayaan caawa farxada Ciida balse dhaga taagidaasi waxaa caruurta farxad loogu dhigay caawa Rasaas xoogan iyo Madaafiic goos goos ah.

Waxii warar ah ee ku soo kordha xaalada dalka soomaaliya oo caawa kacsan iyo Shacabka oo u dhaga taagaya Ciida kala soco qeybaheena danbe ee warka.

Wehelmedia.com

Afhayeenka AMISOM oo ka digay qatar ka imaan karta Al- Shabaab.
Afhayeenka ciidamada AMISOM ee sugan gudaha Dalka Soomaaliya. Barigye Behuko ayaa wax aan la dhayalsan karin ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeeray Mid ka mid ah saraakiisha Xrakada Al-Shabaab ee ku aadanaa in ay mar kale qaraxyo ka fulinayaan gudaha Dalka Ugandha hadii Dowlada ugaandha ay ciidamadeeda dalka kala bixi weyso eyna joojin weyso ciidanka ay soo kordhineeso.

Behuko oo ka jawaabayay hadalkii shalay ka soo Yeeray Sheekh Fu,aad Maxamed Khalaf Shongole ayaa maanta saxaafada muqdisho kula hadlay Xarunta ey ku leeyihiin Magaalada Muqdisho asigoona sheegay in ciidamadooda ay diyaar u yihiin iska caabinta weerar waliba oo kaga yimaada dhanka Xarakada Al-Shabaab asigoona wax halis ah ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray xarakada shabaab.

Sarkaalka Afhayeenka u ah Ciidamda AMISOM ayaa baaq digniin ah u diray Madaxweynaha Dalka Ugandha Museveni kaasi oo uu kaga digaayo qatarta Dalka kaga imaan karta Kooxaha Shabaab oo horey dalkaasi qaraxyo ugu fuliyay.

Afhayeenka waxa uu muujiyay qatar Dowlada Ugandha kaga imaan karta Dhanka Shabaab asigona ugu baaqay Feejignaan ku aadan dhanka Amniga waxa uuna dhankiisa xusay in Ciidamda Soomaaliya ku sugan ey ku filan yihiin iska difaacida Weeraro kaga yimaada dhanka Xarakada Shabaab.

Madaxa Wacyi gilinta Xarakada Shabaab Sheekh Fu,aad Maxamed Khalaf Shongole ayaa boqolaal ka mid ah Taageerayaasha Xarakada Shabaab Shalay kula hadlay masjidka Dabaqeyn ee ku yaal Xaafada Suuqa Xowlaha Degmada Huriwaa Asigoon digniin u jeediyay Dowlada Dalka Ugandha.

Waxa uu sheekha Shalay sheegay in mar kale ey qaraxyo dhiig badan ku daata ay ka fulin doonaan gudaha Dalka Ugandha hadii madaxweynaha Dalka Ugandha uu ka laaban waayo go,aamidiisa ciidamo soo kordhinta ah ee soomaaliya loo soo daad gurenayo.

Wehelmedia.com

Maxaa ka soo baxay Kulankii dhex maray Queen Beatrix iyo Hogaamiye yaasha Xisbiyada Dalka Holland.
Tan iyo waxii ka danbeeyay 09-06-2010 xilligaasi oo dalka Holland loogu dareeray Doorashadii Wadanka ayaa waxaa soo ifa baxaayay marba marka ka danbeeyay is qab qabsiga siyasiyiinta xisbiyada ka dhisan Dalka Holland taasoo salka ku heysay sidii loo soo dhisi lahaa Dowlad wadaag ka dhaxeesa Xisbiyada dhanka midig iyo bidix.

is qab qabsigaasi oo soo gaaray muddo 2 bilood iyo in kabadan aya dhinacyada xisbiyada ee siyaasada isku fahmi la waxaa laga dhex waday wada hadal taasoo la damacsanaa in lagu soo afjaro Khilaafka dhinacyadooda ah xalna laga gaaro dowlada wadaag ey labada dhinac soo wada dhisaan.

Hadaba xisbiyada ugu waa weyn ee Khilaafka u dhaxeeyay oo kala ah Xisbiga Talada ku guuleystay ee VVD iyo Dhanka Bidix ee PVV oo ay wehliyaan CDA, ayaa Jimcihii la soo dhaafay waxa uu Hogaamiyaha PVV Siyaasiga ku caan baxay Muslim naceebka uu ku baaqay in uu bur buray wada hadalkii u socday Xisbiyada Dalka.

Hogaanka ugu sareeya Dalka ee Boqorada Mr. Queen Beatrix ayaa ku baaqay in ay kulan fol ka fool ah la qaadan doonto Hogaamiyayaasha Xisbiyada siyaasada ee Dalka ka dhisan kaasi oo ka dhacay Aqalka Boqortooyada ee Dalka Holland.

Queen Beatrix ayaa mar kale Hogaamiyaha Xisbiga PVV Wilders ku qancisay in uu wada hadal la galo Xisbiga VVD iyadoona ku baaqday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo afjaro Khilaafka ragaaday ee labada dhinac u dhaxeeya.

Mr. Rutte oo ah Hogaamiyaha talada Dalka ku guuleestay balse aan wali kursigaasi lagu wareejin ee Xisbiga VVD oo shir jiraa,id qabtay maalintii shalay ahaa ayaa wax faah faahin ah ka bixinin kulankii dhex maray Xisbiyada Dalka Iyo Boqorada.

Warar hoose oo ka soo baxay Kulankaasi aya waxa ay sheegayaan in Hogaamiyaha Xisbiga VVD Mr Rutte ee Boqorada Dalka ka dalbatay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan u soo gudbiyo Warqada uu ku soo dhisaayo Xukuumad wadaaga Dalka iyadoona ey dhanka midig u badan yihiin Dowlada la soo dhisi doono.

Beartix ayaa kulankaasi ka dib waxa ay Bilaawday in ay xariiro kala gedisan la sameeyo Madaxda ugu sareesa ee Golaha Baarlamaanka Maxkamada Dalka, iyo Hogaanka Dhaqanka iyadoona si weyn ugula tashaneesa sidii loo soo afjari lahaa khilaafka daba dheeraaday ee xisbiyada siyaasada dalka.

Go,aan cad wali ma aysan ka soo saarin Queen Beatrix Khilaafka wali u muuqda in uu taagan yahay balse waxaa la filayaa in uu dib u furmo wada hadalkii labada dhinac maadaama Hogaamiyaha Xisbiga PVV oo horey u sheegay in uu bur buray wada hadalkaasi uu haatan ka dhawaajiyay in uu mar kale dib u furmayo wada hadalka uu kula jiray xisbiga VVD.

maalmaha soo socda ayaa la filaya in go,aan cad ey Arrinkaani ka soo saarto Boqorada Dalka ka dib markii ey gaarto sida la sheegayo warqada ey ka dalbatay Rutte oo ku saleesan Isku shaandheeynta Dowlada uu soo dhisi doono.

Abdirahman Guure Mohamed {Gentelman}

Amsterdam – Nederland/Holland.

cguure@hotmail.com

Dowlada KMG oo howlgalo baritaan wali ka wada Degmada Wadajir.
Askarta dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa saaka howlgalo baaritaano ah waxay ka bilaabeen qeybo ka mid ah Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, oo ka dhaceen qaraxyo iyo dilal soo lab laabtay.

Saaka ayaa ciidamo fara badan oo ka tirsan Askarta dowladda KMG ee Soomaaliya waxaa lagu arkayaa xaafado dhowr ah oo hoostaga degmada Wadajir, waxaana halkaasi ay ka wadaan howl galo baaritaano ah.

Sida ay soo sheegayaan dadka deegaanadaasi ku dhaqan, iyo dadka isticmaalaya gaadiidka BL-ka ah ciidamada ayaa dadka ku amraya in ay istaagaan, isla markaana baaritaan ku sameynaya, waxaa sidoo kale ay ciidamadu baaritaano ku sameynayeen gaadiidka isticmaalaya waddooyinka ay ku sugan yihiin.

Inta badan howl galada sidan oo kale ah ayaa waxaa ay yimadaan, marka ay ka dhacaan degmooyinka ay maamusho dowladda KMG ee soomaaliya Qaraxyo iyo Dilal qorsheysan.

Zakariye Macalin Nuur ( alahakudhoowro)

Muqdisho-Somalia

E-mail:- zakii@live.com

alahakudhooro@gmail.com