axadle728x40

Home » Hambalyo

Hambalyo ku socota Maxamuud Cali Nuur Ameeriko & Faduma Muxudiin.

H.E. Ambassador. Mohamed Ali Nur {Ameeriko}. Abdullahi Ali Nuur {Ameeriko} Xaaskiisa & Caruurtooda.  Read More →

Saxafiyiin caan ah oo Tahniyad dhalasho diraya.

Safaxiyiin caan ah oo tahniyad aan loo kala harin u diraya Faxafiyiinta lamaanaha Qarniga Abduqaadir Mahamed Farax Dulyar iyo Nasteexo Ali Mire oo Wiil u dhashay Maalinta qaaliga ah ee 1 Luulyo.  Read More →

Wariyayaal caan ah oo Hambalyo dhalasho diraya….

Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Wariye Shaafici Sheekh Cali Honest iyo zahra Haaji Garyare oo wiil ugu dhashay wadanka ingiriiska…………  Read More →

HAMBALYO AROOS FARXADEED… BY MASCUUD

Waalidiin qaraabo asxaab iyo ehel dhamaan tahniyad aan loo kala harin oo loo diraya Dr Feysal Haji Omar “Rabiic” iyo Dr Hafsa Ali Absiye “Qaali”  Read More →

Hambalyo Sanad guuro oo loo diraayo Ummulkheyr Abdikariin.

Hambalyo loo diraya Ummulkheyr oo maanta buuxisay sanad masha allah soo bar-baaar Tahniyad qiimo badan waxaa diraya dadka kala ah.  Read More →

HAMBALYO DHALASHO CAWO IYO AYAAN LEH:

Hambalyadaan dhalashada ah oo loo diraya Abbe Mahamed Dahir Xaaji Ali “Taajir” iyo Hooyo Anab Dahir Faarax oo wiil u dhashay.  Read More →

TAHNIYAD AROOS OO FARXAD LEH “” DAAWO SAWIRADA AROOSKA”

Ehelada iyo Waalidiinta Arooska iyo Aroosda oo Tahniyad farxadeed hawada u soo Marinaya Xiddiga iyo Xiddigta Ibraahim Baafe iyo Ummulkheyr Sheegoow.  Read More →

Fanaaniin Caan ah oo Hambalyo Aroos diraya Taloow yaa ka mid ah.

Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed iyo Mas’uuliyiin diraya Hambalyo aroos oo ku socota Wariye Ibraahim Baafe iyo Umulkheyr. Hambalyo Hambalyo Hambalyo.  Read More →

Wariyayaal fara badan oo Hambalyo Aroos diraya…

Wariyaaal fara badan oo Hambalyo farxadeed u Diraya Wariye Ibrahim Baafe iyo Umulkheyr oo dhawaan ku aqal galay Magaalada London ee Wadanka uk.  Read More →