Home » Fikirka Dadweynaha
Shacab waliba dawladuu istaahilo buu Ilaahay siiyaa. By Dr. Abdi Gadiid
Ummad waliba shacabkeeda ayay ka unkuntaa dawladda hoggaamiso waayo shacabka uunbay ka dhasheen kana mid yihiin , haduu shacabka diido inuu dulliga iska qaaado cid ka qdayso majirto nta xukuntaana markasto waa dad ka mida shacabkaaas noocaas ah.
Read More →
Al Shabaab:Qarankii Waxeey Ka Doorteen Qabuuraha… Qalinkii Hiraabe.
Qormadaan uu ku cabirayaa qoraagan ayaa waxeey ka hadleysaa Xoogaga hubeeysan gaar ahaan Xogaga Shabaabka oo maalmhan dagal kula jira Qabuuraha.
Read More →
Doorka Saxaafada Xorta Ma Waxuu Noqday Mid aan Lahayn Xad ama Soohdin Xayirta ?
Aniga oo aan jeclayn inaan ka hadlo arimaha siyaasada iyo ismaandhaafka gaamuray ee soomaaliya daashatay jecelna nabada iyo horumarka bulshada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ayaa waxaan doonayaa inaan qoraalo is daba joog ahaa oo maalmahan daashaday saaxaafada iyo shabakadaha af soomaaliga lagu qoro jawaab ka celiyo intii awoodayga iyo fekerkaygu gaadhsan yahay .
Read More →
QORAAL KA HADLAYAA FARQIGA U DHAXEEYAA QABYAALADA IYO QARANIMADA.
Tusaale ahaan waxaa colaadaaha iyo dagaaladu ka dhaceen dhamaan cirifyada aduuyada qaybaheeda kala duwan dagaal diin ku salaysan dagaal midab ku salaysan dagaal dhaqaale iyo dhulbalaarsi ku salaysan iyo dagaal qowmiyado iyo qabiil ku salaysan.
Read More →
Dummin Qaran doonisteed dad karaa Dib u dhis Qaran doonisteed way karaan.
Odeygii Juxaa ayaa la weydiiyey “yaa fadli badan in naxashka hurtiisa ama dhinacyada ama gadaashiisa la maro?”. Waa su’aal baahi loo qabo eysan jirin laakin aadamigu qof ahaan ayuu u sameysan yahay baadi doon iyo galgal fa’ido iyo khasaaro inta uu joogu dunida ; maxaa wacey jiritaankiisa ayaa ku dhisan waqti wareega ah lehna isbedel taabanaya hab socodka nololeed.
Read More →
AL-SHABAAB MA QABIILBAA MISE WAA URUR DIIMEED?
Hadii aan faaladeyda kusoo qaato xogta dhabta ah ee aan ka aamisanahay ururkan waa sidan, oo aan aaminsahay dad badan oo Soomaaliyeed iney ila qabaan,
Read More →
Waa cadaalad daro in la ashkateeyo Gen Ali Samatar Kaligii……
Marka hore waxaan salaamay dadka ku hadla afka somaliga.Marlabaad ka waxaan jeclahay inaan kahadlo dacwada ladoonayo in lagu qaado general maxamed cali samter ee kasocota dalka maraykanka, waa wax caadiya in qofkastoo dhibane ahi ba uu dambi kusoo oogo qofkii dhibta u gaystay,
Read More →


