Home » Faalooyinka
RAJO IN TEE LA EG AYEY KA QABAAN KARAAN DHALINYARADA IN EY HOGAAMIYAAN QARANKA DUMAY?
Dhalinyaro, markaad maqasho ereyga dhalinyaro waxaa kuu sawirmaya da’da qofka, laakin dhalanyarimada waa inta u dhaxeyso caruurnimada iyo qaangaarnimada waxaana lagu tiriyaa da’da u dhaxeyso 15 ilaa 30 sida ku cad qiimeyn ay saaameyeen aqoonyahanada caalamka.
Read More →
RIYADA ATOM IYO RAJADA FAROOLE TEE BAA RUMOOBI DOONTA?!!! QALINKA ABUKAR ALBADRI.
(01-08-2010. Stockholm) – Siyaasaddii Soomaaliya waxay u jiheysatay dhan cusub oo ka duwan dagaalada la daba dheereeyay ee Muqdisho ka socda.
Waxaa la qorsheynayaa Muqdisho inay yimaadaan ciidamo hor leh oo Afrikaan ah kuwaas oo ku biiraya kuwa AMISOM ee haatan xasuuqa ba’an ku haya shacabka waxaana magaca nabad ilaalin loogu bedelayaa nabad dhaliyeyaal taas oo macnaheedu yahay inay kordhiyaan...
BUGTADA TAALA PAL TALK IYO BALAAYADA MUQDISHO ISKU BIDHAAN EKAA!!!
Sahan uu Wariye Albadri ku sameeyey sida ay Soomaalida u adeegsato Aaladda Pal Talk…,
( Stockholm) – U maleyn mayo inuu jiro qof igu diidaya inaan ku saxanahay soo bandhigida xaqiiqda la xiriirta nolosha Soomaalida dhan walba oo ay ahaato. Anigoo dhabbahaas ku taagan ayaan sahan maalmo qaatay ku sameeyey aalada Pal talk-ga oo ah aalad ay Soomaalida in badan ku sheekeystaan, fariimaha isku dhaafsanaan...
Daf Dafta Sheekh Atam + Tuhunka Faroole= Raafka reer Koonfur.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sanadkii 1992-kii oo uu socday dagaal mindhicireedkii abaaraha ka dashay waxay ku dhaqaaqeen tallaabo Dowlad Muslim ah xiligaasi in ay qaato habooneyn, waxayna Boqolaal qof oo ka koobnaa Rag, Haween iyo Caruur ay ka soo masaafuriyeen dalkooda iyadoo waqtigaasi aan shaqeyneyn Garoonka weyn ee Muqdisho, diyaaradii ay saarnaayeen dadkaasina waxaa ay ku wareertay meeshii...
Wariyayaal iyo Fanaaniin Hambalyo u diray Fanaanka Soomaaliyeed ee K’NAAN.
Wacdaradii furitaanka Koobka aduunka ee ka dhacday Wadanka Koofur Afrika waxaa ka dhax muuqday misana la sugayay Wiilka Soomaaliyeed ee K’naan oo qaadayay heesta xariga looga jarayay Koobka Aduunka ee markii ugu horeeysay ka dhacaya Wadan Afrikaan ah.
Read More →
QORMO XIISO BADAN “Dal aan dalkaada aheyn waa dareen ku joog”.
Horaa waxaa loo yiri “Dal aan dalkaada aheyn waa dareen ku joog”, Axmed Caalin oo ahaa aabihii Gabley Shimbirta ayaa laga haayaa murtidaasi marka uu cabiyrayeyna waxa uu arkay dhibta ku heysta dadka qurbaha, laakin arintaan waxaa ogaan kara kaliya qofka ka soo baxa wadankiisa oo yimaada wadan sharci leh isla markaasina ajanabi uu ku yahay wadanka uu joogo arkana dhaqamada lagula dhaqmayo,...
FAALLO: Dowlad side ah ayaa imaan doonto? “QALINKII MASCUD”
La yaab badan ma laha in xukuumada iyo gudoonka baarlamaanka ay wada dhacaan maalin qura iyagoo sababta tahay khilaaf xoogan oo dowlada ka dhex jiray balse si toos ah loo shaacinin.
Read More →
Casha Ahmed Abdalla “oo iloowday in ay tahay Xildhibaanad Qaran + Dhageeyso
Xildhibaanad Caasha Ahmed Abdalla oo ka mid ah Barlamaanka Somalia oo ka hadleysa Qolka Guusha Dowlada ee Paltalk ayaa waxaa Su’aalo weydiinayay dhalinyarada Qolka lagu wareysanayay ayadoo halkaasi kaga jawaabeysay su’alahaasi.
Read More →
Wariye Geesey oo Faalo ka qoray is jiid jiidka Barlamaanka KMG.
Khilaaf-siyaasadeed kii ugu xumaa oo ilaa iyo xad dibedda u soo shaac baxa, ayaa waxa uu ka dhex aloosan yahay gudoomiyaha barlamaanka Soomaliya Shiikh Aadan Madoobe iyo xildhibaanada barlamaanka oo uu gadaal ka riixayo Shariif Xasan Shiikh Aadan wasiirka maaliyada oo xilka Aadan Madoobe isu raba.
Read More →
Olale lagu yareeynayo Xildhibaanadii Mbagaati oo laga wado Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Waxaa ka socda Xarunta Madaxtooyada dhaq dhaqaaqyo lagu doonaya in lagu yareeyo Xildhibaanadii ka haray Dowladii Abdulaahi Yusuf ee haatan afka furtay.
Read More →


