axadle728x40

Home » Dhacdooyinka

Wali ma dareentey mase Ma og tahay inaad qurux badan tahay.

Waad qurux badan tahay runtii waa kalmad aad u sahlan aadna ugu sahlan qofkastaa inuu dhaho. Waa kalmad marka aad maqasho aad dareemayso inaad tahay qof qiimo leh, quruxdu waxay noqon kartaa quruxda jidhka, nafta, guriga, akhlaaqda iwm.  Read More →

Qaaligii ugu horeeyey Soomaaliya (Prima Qali) oo Stockhlom loogu sameeyey Duco. Daawo sawirada

Xaflad loogu duceynayey marxuun SH. Calisalaad SH Cabdi Fanax ayaa xalay lagu qabtey magaalada Stockhlom ee dalka Dwedan Xafladdan ducada iyo alla bariga ah ayaa waxaa loo soo abaabuley si aad u heersareysa waxaana ka soo qeyb galey dadweyne aad u farabadan oo isugu jira eheladii culumaa’udiinkii iyo asxaabtii sheeqa waxaana lagu soo qatimey Qur,aamo loo soo aqriyey Marxuum Sh Calisalaad Sh Cabdi... 

Dhacdo Fajac iyo Amakaag Leh oo Ka Dhacday Degmada Xamar Weyne ee magaaladda Muqdisho.

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Xamar Weyne ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, waxayna u dhaxeysay qaadin gacanta ku haaya mid kamid masaajidda ku yaalla degmada Xamar Weyne iyo nin burcad ahaan jiray oo ka towbad keenay wixii uu ku sugnaa.  Read More →

Qiso calool xumo iyo uur ku taal leh oo ka dhacday degmada Wadajir. (Qiso dhab ah)

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Wadajir ee magaaladda Muqdisho, iyadoo u dhaxeysay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Gacal iyo Khadra, hadaba Gacal ayaa lasoo xiriiray wariya-yaasha isha dhacdooyinka caalamka ama shakabadda dhacdo.com, wuxuuna uga waramay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-  Read More →

Raaxada guurka iyo ruqaansiga bulshada‏ By Abdifatah Dahir Cige

Aan kubilaabo bisinka hadii uu ilaahay idmo waxaan jeclaaday qoraalkaygan maanta inaan waxoogaa bal isku dayo inaan isdul taago mashaakisha kala haysata dhalin yarta iyo guurka sobobaha ay uga caagan yihiin inay guursadaan waxa ay ka aamin san yihiin guurka bulshadu,, xaqiiiqda guurka.  Read More →

Lamaanaha Caalamka Ugu Dheer oo La-shaaciyay Daawo Muuqaalkoda.

Wilco Van Kleef oo u dhashay dalka Holand iyo Keisha Bolton oo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa waxaa la-sheegay inay yihiin lamaanaha caalamka ugu dheer, sida lagu soo qoray ama lagu diiwaan geliyay Buugga Mucjisada Caalamka (Guinness World Records).  Read More →

in U Dhashay Dalka Koonfur Kuuriya oo Guursaday Barkin Daawo Sawirada.

Lee Jin-Gyu oo ah 28 jir u dhashay K/Kuuriya ayaa guursaday barkin. Lee oo haatan ku nool dalka Japan ayaa sheegay inuu aad u jecel yahay barkintan sidaa darteedna uu goostay inuu guursado.  Read More →

Sheeko Qosol Leh oo Dhex Martay Oday iyo Xaaskisa. kkkkkk

Habeen habeenada kamid ah ayaa oday Nasrudiin iyo Xaskiisa oo gurigooda ku wada sheekeysanaayay ayaa waxay maqleyn qeylo xad dhaaf ah, kadib ayuu oday Nasrudiin banaanka u soo baxay isagoo sita Busto.  Read More →

Qiso Cajiib iyo Calool Xumo Leh oo Dhex Martay Qoys, “Aqriso Akhristoow.

Oday da’a ah ayaa wuxuu la noolaa wiilkiisa iyo gabar uu sodog u yahay iyo wiil afar jir ah oo uu dhalay wiilkiisa. Oday wuxuu ahaa oday da’da, sidoo kalena had iyo jeer gacmahiisu aad ayay u jareyn jireyn da’ awadeed.  Read More →