axadle728x40

Home » Ciyaaraha

Xulka Kubada Cagta U17 Soomaaliya oo afka ciida loo daray +Sawiro

Waxaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar ka dhacday ciyaar dhex martay xulalka 17 jirada Soomaaliya iyo  Masar oo ka mid aheyd  laba ciyaarood oo ka mid ah Ciyaaraha Isreebreebka Caf ee qaarada Afrika oo ay wada yeelanayeen todobaadkaan waxaana soo wajahaday Xulka Soomaaliya Guurladarradii ugu horeysay oo uu kala kulmay Xulka Masaarida kadib markii 3 Gool iyo 0 looga badiyay xulka Qaranka Soomaaliya... 

Weyne Rooney oo la wareersan fadeexad gogol dhaaf ah oo kusoo baxday.

Weerar yahanka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa bartamaha kaga jira fadeexad galmoosho ah taasi oo haatan qarka u saaran in mustaqablkiisa mugdi geliso.  Read More →

Ramadan cup in Gothenborg iyo semifinalka qeybtiisa hore oo la soo xiray. +Sawiro

Waxaa maalintii shalay aheyd la ciyaaray qeybtii ugu horeysay ee semifinalka ciyaaraha ramadaanka ee ka socda magaalada Gothenborg Sweden, ciyaartu waxeey u dhaxeysan labada kooxood ee Somali sk iyo Bakaal FC.  Read More →

Xulka Kubada Cagta Soomaaliya ee U17 oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka Masar.+ Sawiro.

(05-09-2010. EGYPT) – Xulka Kubada Cagta Dalka Soomaaliya ee Da’dooda ka yar 17, jirka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ka dib Markii Safar ay kaga soo kicitameen Magaalada Doha ee Dalka Qadar ey ku soo gaareen Dalkaasi masar. Imaanshiyaha Xulka Qaranka Soomaalida ee U17,ka Dalka masar ayaa in muddo ah la sugaayay iyagoona Kulan aan cadi aheyn oo ka tirsan is reeb... 

Jaaliyada Sportiga Dalka Masar oo Munaasabad Sagootin ah u sameesay garsoore Cadaay iyo Wiilkiisa Kooxda Man City C/salaan Cadaay + Sawiro

Munaasabad Sport oo ay soo qaban Qaabiyeen jaaliyada Sportiga Soomaaliyeed ee Dalka Masar laguna Sagootinaayay garsoore Cadaay iyo Wiilkiisa Da’da yar ee Ciyaaryahanka Man City C/salaan Cadaay ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubada cagta Magaalada Qahira ee Dalka masar. Ciyaartaani oo aheyd mid Kubada Cagta ah oo ay ka qeyb qaateen labo kooxood oo laga soo dhex xulay kooxaha Ciyaaraha kubada... 

Masar oo lagu qabtay Ciyaar Kubada Koleyga & Xaawo Taako oo qalab Sport.

EGYPT : Kulan Ciyaareed aad u xiiso badan oo dhinaca Kubada Koleyga ahaa ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka masar taasi oo lagu soo dhaweenaayay Ciyaarhanadii hore ee xulka Qaranka gabdhaha Kubada koleyga Soomaaliyeed kana mid aheyd Xidigii Naadiga Kubada Koleyga ee LLPP Jenyo Marwo Xaawo Sheekh Axmed (Xaawo Taako). Ciyaartaani aadka u xiisa badnaa oo ka dhacday Garoon ka mid ah Garoomada... 

Isku Aadka Ciyaaraha EUFA Champions League 2010/2011.

Tottenham ayaa qaabili doonta kooxda haysata Champion-ka Inter Milan, waxaa kale oo ay iska hor imaan doonaan kooxda ka socota Germany ee Werder Bremen iyo kooxdii hore ee macalin Steve McClaren ee FC Twente. Spurs ayaa isku dayga ugu horeeya ee ka qeybgalka Champions League-ga aanu sahal noqon doonin, iyadoo Rafa Benitez hadda uu yahay macalinka San Siro iyo kooxda Bremen oo kaalinta saddexaad ka... 

Xulka ciyaartoyda Soomaaliya oo bar bar dhac la gashay Tanzania.

Ciyaartoyda xulka kubadda cagta ee Somalia ee Da`doodu ka hooseyso 20-ka sano ayaa mar kale la yaab ka dhigey taratanka ciyaaraha bariga iyo bartamaha qaaradda africa ee 20ka sano ee ka socda dalka Eritrea. Xulka Somalia ayaa kulankii labaad ee Group-ka ay ku jiraan ee A la yeeshay xulka Tanzania ciyaartaasi oo ahayd mid aad u adkeyd garoonkana uu ka dayey roob xoog badan. Daqiiqadii `40 ayay xulka... 

Ramadan tournement in Gothenborg oo maanta xariga laga jaray, iyo ciyaar xiiso badan oo lagu soo bandhigay.

Waxaa sida la filaayay furmay koobkii loogu magacdaray ciyaaryahanka weyn taariiq culusna ku leh kubadda cagta Shiiqaalow. Waxaa ciyaarahan ka qeybgalaaya ilaa lix kooxood oo dhamaan wada dagan Gothenborg.  Read More →

Ciyaarihii Eurosom oo la soo gaba gabeeyay iyo sagootin loo sameeyay marti sharaftii.

Ciyaarihii Eurosom ee Sanadkaan lagu qabtay Dalka Finland Magaaladiisa Helsinki ayaa galankii danbe ee shalay halkaasi lagu soo gaba gabeeyay iyadona Ciyaartii Finalka ee maalintii shalay aheyd isku hardiyeen kooxaha Kanava Finland iyo Gothenburg Sweden iyadoona Koobkaasi ay la hoydeen Kooxda Kanava Finland ka dib markii 4-0 ku garaacday Gothenburg Sweden. Ciyaartii Shalay oo aheyd mid aad u kululeyd,...