axadle728x40

Home » Author Archive

Siyaasiga Yassin Maaxi oo mar labaad u sharaxan Barlamaanka Qaranka Swedan.

Olalaha Doorashada Sanadkaan ee ka dhacaya wadanka Sweden oo lagu wado in ay soo idlaato 19 bishaan aan ku jirno ayaa waxaa xiiso u yeelaya in Muwaadin Soomaaliyeed uu u sharaxan yahay markii labaad Barlamaanka Qaranka Sweden taas oo ay Soomaali fara badan ay ku farxeyn.  Read More →

Weyne Rooney oo la wareersan fadeexad gogol dhaaf ah oo kusoo baxday.

Weerar yahanka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa bartamaha kaga jira fadeexad galmoosho ah taasi oo haatan qarka u saaran in mustaqablkiisa mugdi geliso.  Read More →

Ramadan cup in Gothenborg iyo semifinalka qeybtiisa hore oo la soo xiray. +Sawiro

Waxaa maalintii shalay aheyd la ciyaaray qeybtii ugu horeysay ee semifinalka ciyaaraha ramadaanka ee ka socda magaalada Gothenborg Sweden, ciyaartu waxeey u dhaxeysan labada kooxood ee Somali sk iyo Bakaal FC.  Read More →

RAJO IN TEE LA EG AYEY KA QABAAN KARAAN DHALINYARADA IN EY HOGAAMIYAAN QARANKA DUMAY?

Dhalinyaro, markaad maqasho ereyga dhalinyaro waxaa kuu sawirmaya da’da qofka, laakin dhalanyarimada waa inta u dhaxeyso caruurnimada iyo qaangaarnimada waxaana lagu tiriyaa da’da u dhaxeyso 15 ilaa 30 sida ku cad qiimeyn ay saaameyeen aqoonyahanada caalamka.  Read More →

Qarax xoogan oo lala eegtay Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM..

Warar goordhaw naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan In qarax Xoogan Wadada Warshada loogu geystay Kolonyo ka tiirsan Taangiyada Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa burundi oo wadadaasi maraayay.  Read More →

Wasiirka Warfaafinta Dowlada KMG oo ka hadlay Xariga Agaasimaha Horseed Media.

Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda FKMG ah waxay ka xun tahay xarigga loo geystay agaasimihii idaacadda Horseed Media, C/fataax Jaamac Mire oo lagu xakumay 6 sano oo xarig ah iyo ganaax dhan $500.  Read More →

Ramadan tournement in Gothenborg oo maanta xariga laga jaray, iyo ciyaar xiiso badan oo lagu soo bandhigay.

Waxaa sida la filaayay furmay koobkii loogu magacdaray ciyaaryahanka weyn taariiq culusna ku leh kubadda cagta Shiiqaalow. Waxaa ciyaarahan ka qeybgalaaya ilaa lix kooxood oo dhamaan wada dagan Gothenborg.  Read More →

Shirweynihii Sanadlaha ahaa ee Xisbiga SSUP oo la soo gabagabeeyay. + Daawo Sawirada

Kalfadhigaas oo labo maalmood ka socday magaalada Katrinholm ayaa maalintii labaad waxaa halkaasi khudbado dhaxalgal ah ka soo jeediyey xubnihii lagu martiqaaday iney ka hadlaan waxyaabaha laga sugaayo xisbiga inuu mustaqbalka qabto iyo dhibaatooyinka ka jira wadanka Soomaalya .  Read More →

SHARIIF: “Xaalka haduu sidaan ku socdo dalka waxaa la wareegaya Shabaab”

Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in nabad galyo lagu dabbaalo dalka Somaliya ay ku xiran tahay ciidamo Caalami ah oo xoog badan oo dalka yimaada,islamarkaana ay gacan siiya Ciidamada Soomaaliya ee hada ay Dowladu gacanta ku heyso waa sida uu hadalka u dhigaye Madaxweyne Shariif.  Read More →

Sharmaarke iyo Augustine Mehiga oo Shir Jiraa’id wada Qabtay.

Ra,iisul Wasaaraha Dowlada KMG,ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Augustine Mehiga ayaa si wada jir ah shir jiraa,id ugu qabtay Gudaha Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kaasi oo ay kaga hadleen Arrimo Dhowr ah oo quseeya Xaalada Dalka Soomaaliya.  Read More →