Home » Author Archive
Afhayeenka AMISOM oo ka digay qatar ka imaan karta Al- Shabaab.
Afhayeenka ciidamada AMISOM ee sugan gudaha Dalka Soomaaliya. Barigye Behuko ayaa wax aan la dhayalsan karin ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeeray Mid ka mid ah saraakiisha Xrakada Al-Shabaab ee ku aadanaa in ay mar kale qaraxyo ka fulinayaan gudaha Dalka Ugandha hadii Dowlada ugaandha ay ciidamadeeda dalka kala bixi weyso eyna joojin weyso ciidanka ay soo kordhineeso.
Behuko oo ka jawaabayay...
Maxaa ka soo baxay Kulankii dhex maray Queen Beatrix iyo Hogaamiye yaasha Xisbiyada Dalka Holland.
Tan iyo waxii ka danbeeyay 09-06-2010 xilligaasi oo dalka Holland loogu dareeray Doorashadii Wadanka ayaa waxaa soo ifa baxaayay marba marka ka danbeeyay is qab qabsiga siyasiyiinta xisbiyada ka dhisan Dalka Holland taasoo salka ku heysay sidii loo soo dhisi lahaa Dowlad wadaag ka dhaxeesa Xisbiyada dhanka midig iyo bidix.
is qab qabsigaasi oo soo gaaray muddo 2 bilood iyo in kabadan aya dhinacyada...
Dowlada KMG oo howlgalo baritaan wali ka wada Degmada Wadajir.
Askarta dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa saaka howlgalo baaritaano ah waxay ka bilaabeen qeybo ka mid ah Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, oo ka dhaceen qaraxyo iyo dilal soo lab laabtay.
Saaka ayaa ciidamo fara badan oo ka tirsan Askarta dowladda KMG ee Soomaaliya waxaa lagu arkayaa xaafado dhowr ah oo hoostaga degmada Wadajir, waxaana halkaasi ay ka wadaan howl galo baaritaano ah.
Sida ay soo...
Gudomiyaha Degmada Guriceel Xalay Hoygiisa lagu weeraray Qaraxyo.
Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya xalay qaraxyo xoogan lagu weeraray hoyga guddoomiyaha Maamulka Ahlusunna Waljameeca degmadaasi.
Guddoomiye ku xigeenka maamulka Degmadaasi Cali Baashi Diiriye oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey weerarkaasi xalay loo geystay hoyga Guddoomiyaha Maamulka Ahlusunna Waljameeca Degmadaasi Cismaan Ciise Taardhuleed.
Ku xigeenka...
Sharmaarke iyo Midowga Yurub oo kulan xasaasi ah ku qaatay Nairobi.
Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Ra,iisul wasaaraha Dowlada KMG,ah ee Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada oo safar ku jooga Dalka Kenya ayaa kulan looga hadlayay arimaha amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa dalka, Magaalada Nairobi kula qaatay qaar ka tirsan Mas,uuliyiinta Midowga Yurub.
Kulankaani oo galankii danbe ee shalay ka dhacay magaalada Nairobi Ayaa ra,iisul wasaare Sharmaarke...
Xaalada Muqdisho oo degan iyo dhaq dhaqaaqyo Millitary oo socda.
Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa saaka Dagan ka dib dagaalo iyo duqeymo muddo qaatay oo Maalintii shalay illaa iyo gabal dhicii shalay ey Magaalada isku weydaarsanaayeen Xoogaga iska soo horjeeda ee gudaha Caasimada isku hardinaya.
Deganaanshiyaha saaka Magalaada laga dareemaayo ka sokow waxaa jira dhaq dhaqaaq millitary oo ay labada dhinac sameenayaan kaasi oo kuu muujineysa in wali guluf dagaal uu...
Muqdisho iyo Maanta “Dagaalo, Duqeymo, Gadood Ciidan, iyo Guulo”
Magaalada Muqdisho oo u baxday Caasimada Dagaalka Ayaa todobaadkii sedexaad lugaha kula jirta dagaalo aan joogsi laheyn oo soo noq noqda kaasi oo u dhaxeeya Xarakada Al-Shabaab iyo Xisbul islaam oo dhinac ah halka Dowlada, Ahlu Sunnah iyo AMISOM ay dhinac ka soo wada jeedaan.
Dagaaladaan oo maalmihii u danbeeyay u ekaa kuwo sii yara qaboobaya ayaa hadana waxaa Muddooyinkii u danbeeyay soo ifbaxeesay...
Fu’aad Shongole “Waxaan Mar kale qaraxyo ka fulineyna Kampala”
Sheekh Fu,aad Maxamed Khalaf oo ah saraakiisha ugu sareesa Xarakada Al-Shabaab una qaabilsan dhanka wacyigilinta ayaa Maanta boqolaal dad ah kula hadlay Masjidka Dabaqeyn ee xaafada Suuqa Xowlaha ee Degmada Huriwaa Asigoona digniino Culus u direy Dowladaha Ciidamada ka jooga soomaaliya.
“Soomaliya waxa ay ka dagi la dahay Dowlada Ugandha Madaxweynaheeda Yuweri Musaveni, Balse waxaan ugu baaqayaa...
Xulka Kubada Cagta U17 Soomaaliya oo afka ciida loo daray +Sawiro
Waxaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar ka dhacday ciyaar dhex martay xulalka 17 jirada Soomaaliya iyo Masar oo ka mid aheyd laba ciyaarood oo ka mid ah Ciyaaraha Isreebreebka Caf ee qaarada Afrika oo ay wada yeelanayeen todobaadkaan waxaana soo wajahaday Xulka Soomaaliya Guurladarradii ugu horeysay oo uu kala kulmay Xulka Masaarida kadib markii 3 Gool iyo 0 looga badiyay xulka Qaranka Soomaaliya...
Wararkii u danbeeyay Madaafiic & Dagaalo xoogan oo Muqdisho ka..
Dagaalo xoogan oo ay bar bar socdeen Madaafiicda goobta ayaa Fiidnimadii hore ee xalay iyo Saqdii dhexe ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada muqdiosho kaasi oo ay ka dhasheen qasaroyin kala gedisan oo inta badan soo gaaray shacabka.
Dagaalkaan oo si gos goos ah ku bilawday xilliga ay dadka reer muqdisho isku diyaarinayeen Afurka, aya magaalada qeybaheeda kala gedisan loo istecmaalay madaafic xoogan...


