Wararkla ka imanaya degmada karaan ayaa sheegaya in manta halkaasi lagu tuuray tiro madafiic ah taas oo waxyeeleeysay dad shicib ah oo ku suganaa xafadahooda xiliga ay madafiicdaay dhaceyso waxaan jirta dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah.
Inta la xaqiijiyay ilaa sadexruux ayaa ku nafwayay madaafiic xoogan oo ku dhacday qeybo ka mid ah waxaan halkaas ku dhaawacmay ilaa 12-qof oo aan waxwar ah u heyn maanta ay jirto madaafiicla isweydaarsanayo.
Madaafiicda ayaa timid ka dib markii dhowr hoobiyaal ah lo tuuray dhanka xeryaha Cidamada AMISOMiyo kuwa dowlada KMG ah taas oo keentay inay ak soo jawabaan waxaan dhacday qsaarahaani.
Si kastaba ha’ahaatee dhinacyada isku haya siyaasada dalak somalia ayaa waxa aanlaogeyn goorta ay joojinayaan madafiicda maalinkasta uu ku dhimanayo qof aan waxba galabsa isla markaana ay ku dhaawacmayaan tiro intaa kabadan.


