Warar aan saaka ka helnay Gegida Diyuuradaha Muqdisho ayaa xaqiijinayo in Garoonka ay soo caga dhigatay Diyuurad Rakaab ah oo Dad Tarxiil ah kasoo qaaday Magaalada Jidda Dalka Sacudi Carabiya.
Kooxaha sida weyn u qaameysan oo ay ku jiraan Manchester United, Chelsea iyo Liverpool ayaa halis ugu jira in laga mamnuuco tartamada qaarada Yurub oo uu ku jiro Champions League.
Tacsidaan kusocota Reer Ahmed Ali Culusoow waxaa qaas ahaan udiraya oo hawada u marinaya Aweys Osmaan Haaji Aweys Ilkoole waxaa sidoo kale tacsi tan la mid ah diraya