Sidaxdaan nin oo asal ahaan kasoo kala jeedaan laba Pakistaan ah iyo mid Ereteriyaan ah ayaa lagu soo waramaa in ay dileeyn ciidamada dowlada iyo sawir qaadayaal halkaasi ku sugan oo sawiro deg deg ah ka qaaday ayagoo meydadkooda daadsanaa Safafka hore ee Dagaalka.
Guddomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye mudane axmed maxamuud siilanyo ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport , isagoo markaasi ka soo noqday safaro dhinaca yurubta ah isagoo soo maray wadamada UK,Denmarka, Sweden ,norway , iyo ..........
The Islamic administration in the port town of Kismayu 500 kilometers south of the Somali capital Mogadishu has said that they will attack Ethiopia and Kenya, official said on Tuesday.